Kulanka oo ah mid bille ah ayaa waxaa Dib u eegis lagu sameeyaa waxqabadka bilihii hore islamarkaana loogu aransadaa daboolidda caqabadaha jira iyo Dar-dar gelinta adeegyada Caafimaad iyo Daryeelka bulsho ee wasaaradu u heyso Bulshada.
Ugu dambeyn agaasimaha ayaa Faray shaqaalaha in la kordhiyo Dadaalada daryeelka bulsho, maadaama lagu jiro bishii barakeysaneyd ee Ramadan islamarkaana ku soo beegmay Xilligii Jiilaalka oo uu jiro kuleyl badan.
“Dhammaad”

