MOH-SWS

moh.sw.so

Munaasabad heer sare ah oo lagu daahfurayay xarunta cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka qabsoontay Magaalada Baydhaboee caasimada KMG DKGS.

Munaasabaddan weyn waxaa ka soo qeybgalay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya mdane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Wasiirka Caafimaadka DFS mudane Dr. Ali Haji Adam, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DKGS mudane Said Ahmed Ali, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Hussein Mohamed Dahir, masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xildhibaano ka tirsan labada aqal ee DFS, masuuliyiin […]

Munaasabad heer sare ah oo lagu daahfurayay xarunta cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka qabsoontay Magaalada Baydhaboee caasimada KMG DKGS. Read More »

Hambalyo Munaasabadda CiidulFitriga.

Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga awgeed, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sa’id Ahmed Ali ayaa hambalyo diray dhammaan ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed. Wasiirka ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan Muslimiinta munaasabadda qiimaha leh, isagoo Alle uga baryay in uu ka aqbalo cibaadadii la soo gutay bishii barakeysneyd ee Ramadaan. DHAMMAAD

Hambalyo Munaasabadda CiidulFitriga. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka #DKGS Mudane Sa’id Ahmed Ali oo uu wehelinayo Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka ayaa qaabilay wafdi ka socday Hey’adda Caalamiga ah ee ICRC.

Soo dhaweyn ka dib Wasiirka ayaa ka dhageystay wafdiga warbixin ku saabsan howlaha samafal ee heyaddu ka wado Guud ahaan degmooyinka iyo deegaanada KGS, Gaar ahaan adeegyada la xariira Caafimaadka iyo daryeelka bulshada. Kulankan ayaa waxaa diiradda lagu saaray iskaashiga iyo xoojinta wada shaqeynta labada dhinac, gaar ahaan horumarinta Caafimaadka Maxaabiista ku jirta xabsiyada KGS.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka #DKGS Mudane Sa’id Ahmed Ali oo uu wehelinayo Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka ayaa qaabilay wafdi ka socday Hey’adda Caalamiga ah ee ICRC. Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka DKGS Mudane Dr Ibrahim Adan Ali Soomow ayaa shir gudoomiyay kulanka Billaha ah ee Shaqaalaha Xafiiska Dahaxe ee Wasaaradda Caafimaadka DGKGS.

Kulanka oo ah mid bille ah ayaa waxaa Dib u eegis lagu sameeyaa waxqabadka bilihii hore islamarkaana loogu aransadaa daboolidda caqabadaha jira iyo Dar-dar gelinta adeegyada Caafimaad iyo Daryeelka bulsho ee wasaaradu u heyso Bulshada. Ugu dambeyn agaasimaha ayaa Faray shaqaalaha in la kordhiyo Dadaalada daryeelka bulsho, maadaama lagu jiro bishii barakeysaneyd ee Ramadan islamarkaana

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka DKGS Mudane Dr Ibrahim Adan Ali Soomow ayaa shir gudoomiyay kulanka Billaha ah ee Shaqaalaha Xafiiska Dahaxe ee Wasaaradda Caafimaadka DGKGS. Read More »