Munaasabad heer sare ah oo lagu daahfurayay xarunta cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka qabsoontay Magaalada Baydhaboee caasimada KMG DKGS.
Munaasabaddan weyn waxaa ka soo qeybgalay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya mdane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Wasiirka Caafimaadka DFS mudane Dr. Ali Haji Adam, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DKGS mudane Said Ahmed Ali, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Hussein Mohamed Dahir, masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xildhibaano ka tirsan labada aqal ee DFS, masuuliyiin […]

