MOH-SWS

Blog

Hambalyo Munaasabadda CiidulFitriga.

Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga awgeed, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sa’id Ahmed Ali ayaa hambalyo diray dhammaan ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed. Wasiirka ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan Muslimiinta munaasabadda qiimaha leh, isagoo Alle uga baryay in uu ka aqbalo cibaadadii la soo gutay bishii barakeysneyd ee Ramadaan. DHAMMAAD

Hambalyo Munaasabadda CiidulFitriga. Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka DKGS Mudane Dr Ibrahim Adan Ali Soomow ayaa shir gudoomiyay kulanka Billaha ah ee Shaqaalaha Xafiiska Dahaxe ee Wasaaradda Caafimaadka DGKGS.

Kulanka oo ah mid bille ah ayaa waxaa Dib u eegis lagu sameeyaa waxqabadka bilihii hore islamarkaana loogu aransadaa daboolidda caqabadaha jira iyo Dar-dar gelinta adeegyada Caafimaad iyo Daryeelka bulsho ee wasaaradu u heyso Bulshada. Ugu dambeyn agaasimaha ayaa Faray shaqaalaha in la kordhiyo Dadaalada daryeelka bulsho, maadaama lagu jiro bishii barakeysaneyd ee Ramadan islamarkaana

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka DKGS Mudane Dr Ibrahim Adan Ali Soomow ayaa shir gudoomiyay kulanka Billaha ah ee Shaqaalaha Xafiiska Dahaxe ee Wasaaradda Caafimaadka DGKGS. Read More »